Dhageyso:-Midowga Yurub oo soo bandhigay qorsho lagu dhisayo Booliska Soomaaliya+Sawirro

0
71

Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa shir guddoominayay Kulan u dhaxeeyay Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo looga hadlayay qorshaha horumarinta ciidanka booliska Soomaaliyeed ee heer Federaal iyo heer dowlad Goboleed, kaasi oo dhawaan Midowga Yurub iyo Dowladda Soomaaliya ku kala saxiixdeen 42 Milyan. Dowladda Soomaaliya waxa ay shirka ku […]




SOURCE: Dhageyso:-Midowga Yurub oo soo bandhigay qorsho lagu dhisayo Booliska Soomaaliya+Sawirro

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.