Dhageyso:-Musharax Laftagareen”Xildhibaannada Federaalka buuqii & dagaalkii xamar ku hayeen yeysan u soo rarin Baydhabo”

0
491

Musharax Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed  Cabdi Casiis Xasan Maxamed(Laftagareen) ayaa weerar afka ah ku qaaday Xildhibaanada Golaha Shacabka ee ka soo jeeda deegaanada Koonfur Galbeed. Cabdi Casiis laftagareen ayaa sheegay in ay jiraan dad badan oo waxa ay doonaan ka sheega xaalada Siyaasadeed ee Koonfur Galbeed,xilli dhawaan la filayo inay Magalada Baydhabo ka dhacdo doorashada […]




SOURCE: Dhageyso:-Musharax Laftagareen”Xildhibaannada Federaalka buuqii & dagaalkii xamar ku hayeen yeysan u soo rarin Baydhabo”

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.