Dhageyso:-Musharax Sanadkii labaad ka tanaasulay doorashada Madaxweynaha Maamulka Puntland

0
411

Musharax Saadiq Eenow oo ka mid ahaa musharixiinta Madaxweynaha Puntland ayaa Maanta ku dhawaaqay in uu ka tanaasulay u tartamida xilka Madaxweynaha Puntland doorashada dhawaan ka dhaceysa Magalada Garoowe. Musharax Saadaq eenow oo Shir jaraa’id ku qabtay Magalada Garoowe ayaa sheegay inuu u tanaasulay musharax Cali Ciise Cabdi oo maalmo kahor ku dhawaaqay inuu doorashada […]




SOURCE: Dhageyso:-Musharax Sanadkii labaad ka tanaasulay doorashada Madaxweynaha Maamulka Puntland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.