Dhageyso:-Muuse Biixi”Waan amakaagay markaan arkay Farmaajo iyo feysal Cali Waraabe oo wada fadhiya”

0
296

Madaxweynaha Maamulka Somaliland,Muuse Biixi Cabdi ayaa si kulul uga hadlay markii ugu horeysay Shirkii lagu qabtay magaalada Brussels ee dalka Beljam-ka kaas oo looga hadlay arrimaha Soomaaliya iyo arrimo kale Waxa uu sheegay Muuse Biixi in shirkaas loo qabtay Soomaaliya islamarkaana sheegay in shirkaas aan u qalmin Soomaaliland in ay ka qeyb gasho,waxa uunta tilmaamay […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Muuse Biixi”Waan amakaagay markaan arkay Farmaajo iyo feysal Cali Waraabe oo wada fadhiya”

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.