Dhageyso:-Nin Walaalkiis ku gowracay Xaafad ka tirsan Muqdisho

0
392

Dhacdadaan layaabka leh ayaa waxa ay Maanta ka dhacay Xaafada Kaawa-Godeey dhinaca degmada Dharenleey ee Gobolkaan Banaadir. Falkan Gowraca ah ayaa la sheegay in uu geystay Nin dhimirka ka xanuunsanayey oo mararka qaar uu xanuun daran kusoo kici jiray taas oo keentay in Walaalkiis oo ka weeynaa uu Maanta toorey ku gowraco. Mid ka mid […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Nin Walaalkiis ku gowracay Xaafad ka tirsan Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.