Dhageyso:-Odayaal kasoo horjeestay heshiisiinta laba beelood oo Xabsiga la dhigay

0
57

Maamulka Hir-Shabeelle ayaa ka hadlay Odayaal ay dhawaan ku xireen deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe,kuwaas oo la sheegay inay kasoo horjeesteen heshiis la dhex dhigayay laba Maleeshiyo beeleed. Afhayeenka Maamulka Hir-Shabeelle Daa’uud Xaaji Ciro ayaa sheegay in weli Odayaasha ay xiran yihin,isla markaana colaadii labada beeleed u dhaxeysay ay ku baxeen Xildhibaano ka tirsan […]




SOURCE: Dhageyso:-Odayaal kasoo horjeestay heshiisiinta laba beelood oo Xabsiga la dhigay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.