Ururka ONLF ayaa bayaan uu soo saaray kaga hadlay dagaallo khasaare badan geystay oo qeybo ka mid ah Itoobiya ku dhexmaray maleeshiyo ka tirsan qowmiyadaha Oromada iyo Soomaalida ee daga Itoobiya. Afhayeenka ONLF Cadaani Hirmooge ayaa sheegay in wixii ka dambeeyey 12-kii jirtay weeraro dhowr jiho looga soo qaadayey Dadka Soomaalida ah ee ku nool […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-ONLF oo Warka soo saartey dagaalka Soomaalida iyo Oromada