Dhageyso:-Puntland oo amartay in lasoo xiro xisaabiyihii Maaliyadda gobolka Mudug

0
189

Xeer ilaaliyaha Guud ee Dowlad goboleedka Puntland Maxamuud Xasan Aw Cismaan ayaa Amray in la soo xiro xisaabiyihii hore ee Gobolka Mudug Puntland,kadib markii uu lunsaday sida uu sheegay hanti dowladeed. Xeer Ilaaliyaha oo shir Jaraa’id Warbaahinta uu u qabtay ku sheegay in xisaabiyihii gobolka Mudug oo lagu magaacabo Barqadle Aadan Muuse inuu u baxsaday […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Puntland oo amartay in lasoo xiro xisaabiyihii Maaliyadda gobolka Mudug

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.