Dhageyso:-Puntland oo soo bandhigtay Ciidamo ka qayb qaadana dagaalka Tukaraq+Sawirro

0
188

Weli waxa xiisado dagaal ay ka taagan yihiin deegaanka tukaraq ee gobolka Sool halkaas oo ay isku hor-fadhiyaan Ciidamada Puntland iyo kuwa Soomaaliland,horayna dhowr mar u wada dagaalamay. Deegaanka tukaraq ee gobolka sool ayaa Wasiiro ka tirsan Puntland waxa ay ku soo bandhigeen ciidamo aad u farabadan oo ay sheegeen in ay ka qeyb qaadan […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Puntland oo soo bandhigtay Ciidamo ka qayb qaadana dagaalka Tukaraq+Sawirro

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.