Dhageyso:-Puntland oo soo bandhigtay Qaraxyo ay howlgal ku qabteen+Sawirro

0
585

Ciidamada Ammaanka dowlad Goboleedka Puntland ayaa howlgal ay ka sameeyeen Xaafadaha Magalada Boosaaso ayaa waxaa la sheegay inay kusoo qabteen waxyaabaha qarxa oo la dhigay Goob ka mid ah Magalada Boosaaso. Shir Jaraa’id oo uu Magalada Boosaaso ku qabteen Mas’uuliyiinta Maamulka gobolka Bari ayaa waxa ay ku faah faahiyeen howlgalkaas iyo waxyaabaha lagu soo qabtay,kaas […]




SOURCE: Dhageyso:-Puntland oo soo bandhigtay Qaraxyo ay howlgal ku qabteen+Sawirro

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.