Kolonyo ay la socdeen Ciidamo ka tirsan AMISOM ayaa waxaa goordhow qarax lagula eegtay Xaafada Suuqa xoolaha ee degmada Hurwaa. Miinada nooca dhulka lagu aaso ah ayaa waxaa la sheegay in Ciidamada AMISOM lagula eegtay Xaaafda suuqa xoolaha gaar ahaan halka loo yaqaano buurka oo ah Goob aad u masqhuul badan. Qof ka mid ah […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Qaraxyo lala eegtay Ciidamada AMISOM iyo Shacab ku geeriyooday