Dhageyso:-Qodobada looga hadli doono Shirka Maanta ee Magalada Kismaayo

0
133

Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose uu ka furmo shir ay yeelanayaan golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada dalka ka jira,waxana shirkaasi martigelinaya Maamulka Jubbaland. Shalay ayaa waxaa Magalada Kismaayo gaaray madaxda Dowlad Goboleedyada marka laga reebo Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo lagu wado inuu […]




SOURCE: Dhageyso:-Qodobada looga hadli doono Shirka Maanta ee Magalada Kismaayo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.