Dhageyso:-Ra’iisul Wasaare Kheyre”Aduunyada nooma yeeriso Go’aanka aan Ummadda Soomaliyeed ku maamuleyno”

0
269

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in Aduunyada xilligaan Madaxda Soomaaliyed ay ula dhaqanto si ka duwan sidii hore,isla markaana meel kasto oo ay tagaan lagu xushmeeyo Shaqadooda. Waxa uu sheegay in madaxda dalka hadda maamusha go’aanka ay Shacabka ku maamulayaan aysan aheyn kuwo loo yeeriyo. “Aduunyadu waxa ay noola dhaqantaa si […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Ra’iisul Wasaare Kheyre”Aduunyada nooma yeeriso Go’aanka aan Ummadda Soomaliyeed ku maamuleyno”

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.