Dhageyso:-Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya oo shaki geliyey doorasho qof iyo Cod ah oo ka dhacda dalka

0
515

Maxamed Cabdi Yuusuf oo mar Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya soo noqday xilligii dowladdii Madaxweynaha Soomaaliya uu ka noqday Cabdi Qaasim Salaad Xasan ayaa aad u dhaliilay Siyaasada Dowladda ay hoggaamiyaan Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare kheyre. Waxa uu sheegay Maxamed Cabdi Yuusuf in hadda dalka loo diiwangeliyey in ku dhow 30 xisbi taasina ay tahay mid […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya oo shaki geliyey doorasho qof iyo Cod ah oo ka dhacda dalka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.