Dhageyso:-RW Kheyre”Ajnabi inuu dhiso Garoonka Stadium Muqdisho Shacabka ha iska iloobaan”

0
113

Mas’uuliyiin uu Hogaaminayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa waxa ay tageen  Maanta Garoonka Kubada Cagta Ee Stadiom Muqdisho Halkaasi oo ay kaga  dhawaaqeen ol olo lagu Nadiifinayo Xarunta Gudaheeda oo dhawaan ay ka guureen Ciidamada AMISOM oo 7 Sano Xero Ciidan u aheyd. Xubanaha Gaaray Garoonka waxaa ka mid ah Guddoomiyaha Gobolka […]




SOURCE: Dhageyso:-RW Kheyre”Ajnabi inuu dhiso Garoonka Stadium Muqdisho Shacabka ha iska iloobaan”

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.