Dhageyso:-RW ku xigeenka dalka “Siyaasiyiin xanaaqsan ayaa lasoo taagan waxba lama qaban ee ha arkaan…

0
83

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuled (Khadar) ayaa si kulul u weeraray Siyaasiyiinta mucaaradka ku ah dowladda,kuwaas oo mararka qaar dhaliila Siyaasada dowladda. Waxa uu sheegay inay jiraan Siyaasiyiin farabadan oo xanaaqsan oo aan arkeyn waxa ay qabatay Dowladda ama Gobolka Banaadir,isla markaana mar walba sheegaya in aan waxba la qaban. “Mudane Guddoomiye […]




SOURCE: Dhageyso:-RW ku xigeenka dalka “Siyaasiyiin xanaaqsan ayaa lasoo taagan waxba lama qaban ee ha arkaan…

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.