Dhageyso:-RW ku xigeenka dalka”Mucaaradka waxaa ku jira kuwo indhahooda xumaanta kaliya ay qabtaan”

0
358

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed(Khadar) ayaa ka jawaabay dhaliilaha Siyaasiyiinta qar ay ka muujiyeen shirkii looga hadlayay arrimaha shidaalke ee dhawaan ka qabsoomay Magalada London ee dalka Britain. Waxa uu sheegay in shirkaasi uu ahaa mid qorshihiisa ay horay Wasaaradda Batroolka u soo bandhigtay,isla markaana uu ahaa mid daba socday mid horay […]




SOURCE: Dhageyso:-RW ku xigeenka dalka”Mucaaradka waxaa ku jira kuwo indhahooda xumaanta kaliya ay qabtaan”

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.