Dhageyso:-Sababtii liiska NISA looga saaray Gen Cabdalla Cabdalla

0
98

Warka soo baxay Hay’ada Nabadsugida iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa lagu sheegay in Gen,Cabdalla Cabdalla Maxamed oo mar soo noqday Taliye ku xigeenka Hay’addaas laga saaray xubinimadii NISA. Waxaa lagu eedeeyey in Wareysi uu bixiyey uu ku xadgudbay Shaqada NISA,isla markaana uu sheegay Warar ka hor imaanaya hanaanka Shaqo iyo Danaha Qaran,isla markaana guddi […]




SOURCE: Dhageyso:-Sababtii liiska NISA looga saaray Gen Cabdalla Cabdalla

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.