Soomaalida ku nool dalka Sacuudi Carabiya ayaa waxa ay xilligaan walaac ka muujinayaan Safaarada Soomaaliya ay ku leedahay dalkaas oo joojisay bixinta Baasabboorka Soomaaliya. Aqoon yahan Dr Xasan Xeyle oo ka mid ah Soomaalida ku dhaqan dalkaas ayaa Wareysi siiyey Radio Dalsan ayaa sheegay in Sacuudiga ay ka waayeen Baasaboorka soomaaliga,isla markaana taasi ay saameyn […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Safaarada Somaaliya ee Saculudiga oo joojisay bixinta Baasaboorka & walaac laga muujiyay