Dhageyso:-Sarkaal ka goostay Somaliland oo fariisin ka sameystay Magalada Khardho

0
751

Todobaadkii la soo dhaafay waxaa Maamulka Soomaaliland ka gootay Sarkaal ka tirsanaa Ciidamadooda,isaga oo ku biiray dhinaca Puntland oo dagaal uu kala dhaxeeyo. Sarkaalkaas ayaa waxaa lagu Magacaabaa Gen Caare,waxana lagu soo dhaweeyey deegaano ka tirsan Maamulka Puntland,waxana Maanta uu fariisin ka sameystay duleedka Magalada Khardho. Gen Caare oo Maanta la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Sarkaal ka goostay Somaliland oo fariisin ka sameystay Magalada Khardho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.