Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxa uu kulan kula qaatay saraakiisha ugu sareeysa Afrika UNSOM iyo Madax ka socotay AMISOM. Saraakiisha uu la kulmay ayaa waxaa ka mid ahaa Wakiilka Midowga Afrika ee soomaaliya iyo Saraakiil kale,waxaana kulanka ay uga hadleen Amaanka Guud ee deegaanada Koonfur Galbeed […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Shariif Xasan iyo AMISOM ka wada hadlay furitaanka Wadooyinka u go’doonsan Al-Shabaab+Sawriro