Dhageyso:-Shariif Xasan”Shacabka Koonfur Galbeed ka difaacdaan Federaaliisim-ka”

0
87

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif xasan Sheekh ayaa eedeyn u jeediyey dowladda Federaalka Soomaaliya,isaga oo sheegay inaysan raali ka aheyn in dalkaan uu ka Shaqeeyo nidaamka federaalisim-ka. Isaga oo ku sugan Magalada Baydhabo ayuu ugu baaqay Shacabka Maamulka Koonfur Galbeed inay difaacdaan federaaliisim-ka oo la doonayo in la burburiyo sida uu hadalka u […]




SOURCE: Dhageyso:-Shariif Xasan”Shacabka Koonfur Galbeed ka difaacdaan Federaaliisim-ka”

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.