Dhageyso:-Sheekh Cali Dheere oo Farriin u diray Wasiirka Dastuurka

0
296

Agaasimaha Waaxda Diinta ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Soomaaliya Sheekh Cali Dheere ayaa Wasiirka Wasaradda Dastuurka Soomaaliya ka codsaday in talooyinka Cullimada laga dhigo qodob dastuuri ah. Waxa uu sheegay in loo baahan yahay Bulshada Soomaaliyeed inay wadashaqeyso,isla markaana Dastuurka la geliyo qodob sheegaya in wadatasho Diineed loo baahan yahay. Isaga oo sii hadlayay […]




SOURCE: Dhageyso:-Sheekh Cali Dheere oo Farriin u diray Wasiirka Dastuurka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.