Dhageyso:-Shil sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Gobolka Galgaduud

0
89

Shil sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa saakay waaberigii horey waxa uu ka dhacay duleedka deegaanka Godinlabe ee Gobolka Galgaduud,kadib markii gaari halkaasi uu ku rogmaday. Shilkaan ayaa waxaa la sheegay in uu yimid kadib markii Gaari noociisu ahaa Dayno uu ku rogmaday duleedka deegaanka Godinlabe,waxaana ku geeriyooday 1 ruux,iyadoona ay ku dhaawacmeen 4 qof oo […]




SOURCE: Dhageyso:-Shil sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Gobolka Galgaduud

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.