Dhageyso:-Shir looga hadlayo ka hor-taga qaraxyada oo ka furmay Muqdisho+Sawirro

0
64

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Ducaalle ayaa maanta magaaladda Muqdisho ka furay Shir wada-tashi ah oo ku saabsan ka Hortagga Qaraxyada gacan ku sameyska ah. Shirkan ayaa  ka qeyb galay Qaar kamid ah Saraakiisha Amniga, Masuuliyiin ka socday Wasaaradda Amniga gudaha XFS iyo marti sharaf kale. Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka […]




SOURCE: Dhageyso:-Shir looga hadlayo ka hor-taga qaraxyada oo ka furmay Muqdisho+Sawirro

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.