Dhageyso:-Shuruud lagu xiray musharixiinta Madaxweynaha Jubbaland

0
42

War ka soo baxay Madaxweyne ku xigeenka  Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa baaq loogu diray siyaasiyiinta ka soo jeeda deegaanada Maamulkaas ee doonaya inay isku-soo sharaxaan Madaxweynaha Maamulka Jubbaland. Madaxweyne ku xigeenka ayaa sheegay in Siyaasiyiinta marwalba dhaliila Madaxda dowlad goboleedka Jubbaland in ay marka hore ka qayb qaataan xoreynta deegaanada maqan ee Jubbaland,isla markaana  […]




SOURCE: Dhageyso:-Shuruud lagu xiray musharixiinta Madaxweynaha Jubbaland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.