Dhageyso:-Sida Shacabka Muqdisho u arkaan Go’aanka Dowladda ee Wakiilka QM

0
572

Dowladda Soomaaliya ayaa xalay warqad ay soo saartay waxa ay ku amartay in Wakiilka Qaramada Midoobey ee Arrimaha Soomaaliya Nicholas Haysom uu dalka isaga baxo,isaga oo aan looga baahneyn in uu ka Shaqeeyo. Shacbaka ku nool Gobolkan Banaadir ayaa aragtidooda waxa ay ka dhiibteen Go’aanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ka gaartay Wakiilka Qaramada Midoobey ee Arrimaha […]




SOURCE: Dhageyso:-Sida Shacabka Muqdisho u arkaan Go’aanka Dowladda ee Wakiilka QM

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.