Dhageyso:-Sidee Muqdisho looga xusay Munaasabada 26-ka June? (Warbixin)

0
169

58-sano guuradii kasoo wareegatay Gobanimadii Gobolada Waqooyi ayaa loo dabaal-degay,26-juun 1960 ayaa noqotay taariikh lama ilaawaan ah oo waa Markii ugu horeysay oo Calanka laga taago meel kamid ah Gayiga Somalida, neecaawda xornimadaadaas ayaana dib loo milicsaday. Aqalka Dowlada Hoose ee Fiisha Guveyrno ayaa lagu maamuusay Maalinta Xoriyada Gobolada Waqooyi maanta oo kale ayey ka […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Sidee Muqdisho looga xusay Munaasabada 26-ka June? (Warbixin)

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.