Dhageyso:-Somaliland oo Fasiraad Cusub ka bixisay halku-dhiga Nabad iyo Nolol ee DFS adeegsado

0
353

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibada Maamulka Soomaaliland liibaan Cusmaan Yuusuf oo Maanta Warbaahinta kula hadlay Magalada Hargeysa ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin la wareegida Maamulka Hawada ee dowladda  Soomaaliya,amniga iyo iyo arrimo kale oo muhiim ah. Wasiir liibaan ayaa sheegay in dowladda hadda ka jira dalka soomaaliya ee uu hoggaamiyo Madaxweyne […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Somaliland oo Fasiraad Cusub ka bixisay halku-dhiga Nabad iyo Nolol ee DFS adeegsado

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.