Dhageyso:-Soomaaliland oo digniin u dirtay Madaxweynaha Cusub ee Puntland

0
41

Maalmo kadib markii Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal lagu doortay Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Maxamed Deni ayaa waxaa doorashadaas dhaliilay  Soomaaliland. Wasiirka Biyaha Soomaaliland Saleemaan Cali Koore oo Warbaahinta kula hadlayay Magalada Hargeysa ayaa sheegay in Madaxweynaha Cusub ee Punland uu wato fikirka Madaxweynihii ka horeeyay ee Cabduweli Maxamed Cali Gaas. […]




SOURCE: Dhageyso:-Soomaaliland oo digniin u dirtay Madaxweynaha Cusub ee Puntland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.