Dhageyso:-Soomaaliland oo ka hadashay dagaal ka dhacay Gobolka Sool

0
111

Saacadihii la soo dhaafay waxaa dagaal beeledyo ay ka dhaceen deegaanka dhumay oo hoostaga Magalada laas-canood ee Xarunta gobolka Sool,kaas oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Dagaalkii u dambeeyey ee shalay dhexmaray labadaasi beelood ayaa waxaa la xaqiijiyey inay ku geeriyoodeen tobaneeyo ruux in kabadan ay ku dhaawacmeen,waxaana ka hadlay Maamulka Soomaaliland. Wasiirka […]




SOURCE: Dhageyso:-Soomaaliland oo ka hadashay dagaal ka dhacay Gobolka Sool

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.