Dhageyso:-Soomaaliya oo ka qeyb gashay shir looga hadlayay dagaalka ka dhanka ah Daacish

0
143

Wafdi ka socday Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Magalada Washinton ee dalka Mareykanka waxa ay uga qeyb galeen shir looga hadlayay halista kooxda Daacish oo ka mid ah kooxaha ka dagaalama Soomaaliya  iyo sida lagaga hortagi karo. Shirkaas ayaa waxaa soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha Dibada Mareykanka,waxaana Soomaaliya shirkaaasi u metelayay Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda […]




SOURCE: Dhageyso:-Soomaaliya oo ka qeyb gashay shir looga hadlayay dagaalka ka dhanka ah Daacish

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.