Dhageyso:-Taliska Booliska Afgooye oo shaaciyey sababtii Al-Shabaab u dileen korneel Guudle

0
352

Shalay subaxdii hore ayaa dagaalamayaal ka tirsanaa Al-Shabaab waxa ay weerar jidgal ah ku dileyn Sarkaal ka tirsanaa Ciidamadii hore ee xoogga dalka Soomaaliya basle ay Al-Shabaab sheegeen in uu ahaa kusimaha taliyaha Nabadsugida Degmada Afgooye. Sarkaalka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Guudle Maxamed Nuur,waxana taliska booliska Afgooye ay sheegeen in xilliga la […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Taliska Booliska Afgooye oo shaaciyey sababtii Al-Shabaab u dileen korneel Guudle

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.