Dhageyso:-Taliska Booliska Soomaaliya oo sameynaya Ciidamo ka hortaga Laaluushka

0
304

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko, ayaa sheegay in Taliska uu ku howlan yahay sameynta Ciidan dhar cad ah oo  laga soo xulayo C.I.D, kuwaasi oo ka shaqeyn doono inay ka hortagaan in shacabka laga qaado laaluush iyo in masuq maasuq lagu sameeyo. “Waxeynu abuureynaa Koox ka tirsan C.I.D –da  oo ka […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Taliska Booliska Soomaaliya oo sameynaya Ciidamo ka hortaga Laaluushka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.