Dhageyso:-Taliska Ciidanka Asluubta oo faah faahiyay in Nin Ajnabi ah lagu dhaawacay Xabsiga Dhexe

0
102

Taliye ku xigeenka Ciidanka Asluuba Soomaaliyeed Cabdi kariin Cali Afrax oo shir Jaraa’id ku qabtay Magalada Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyay Nin Ajnabi ah oo dhawaan laga soo qabtay Garoonka Aadan-Cacdde,kaas oo la sheegay in Xabsigaasi lagu dhaawacay. Waxa uu sheegay in laba Maxbuus oo ka kala tirsan Shabaab iyo Daacish kuna xiran Xabsiga […]




SOURCE: Dhageyso:-Taliska Ciidanka Asluubta oo faah faahiyay in Nin Ajnabi ah lagu dhaawacay Xabsiga Dhexe

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.