Dhageyso:-Taliyaha xoogga oo soo saaray digniin ku socota Ciidamada

0
255

Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya Sareeyo Gaas Cabduweli Jaamac Gorod ayaa soo saaray digniin ku socota Ciidamada xoogga dalka ee ku sugan duleedyada Magalada Muqdisho xilli maraaka qaar ay Shacabka ka cawdaan. Taliye Gorod ayaa sheegay in Ciidamada aan deegaanada ay ku sugan yihiin loo geynin ay Shacabka dhibaateeyaan isaga oo digniin u diray. “Runttii […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Taliyaha xoogga oo soo saaray digniin ku socota Ciidamada

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.