Dhageyso:-Taliye Indha-Qarshe oo digniin ka soo saaray iibinta Dhulka Ciidanka

0
364

Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Daahir Aadan Cilm i(Indha-qarshe) ayaa sheegay in iminka uu socdo qorsho dib loogu dhisayo Xarumihii Ciidamada xoogga dalka. Waxa uu sheegay in ay jiraan Xarumo badan oo dalka ku yaalla oo uu Ciidanku lahaa balse dad Shacba ah ay Gacanta ku hayaan,isla markaana dowladda ay dayactir iyo dib u dhis […]




SOURCE: Dhageyso:-Taliye Indha-Qarshe oo digniin ka soo saaray iibinta Dhulka Ciidanka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.