Dhageyso:-Taliye Indha-Qarshe”Maamul goboleedyada ayaan iska kaashan doonaa la-dagaalanka Al-Shabaab”

0
389

Taliyaha Cusub ee Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Daahir Aadan Cilmi(Indha-Qarshe) ayaa sheegay in qorshohoodu uu yahay in Dowladda federaalka iyo dowlad Goboleedyada inay iska kaashadaan dhisida Ciidamo Qaran oo hanta ammaanka dalka. Waxa uu sheegay in ciidamadaas ay noqon doonaan kuwa yeesha hal talis oo laga maamulo,isla markaana ay noqon doonaan kuwa xureeya deegaanada ay […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Taliye Indha-Qarshe”Maamul goboleedyada ayaan iska kaashan doonaa la-dagaalanka Al-Shabaab”

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.