Dhageyso:-Taliyihii Kismaayo laga soo celiyey”Jubbaland Kismaayo kaliya ma ahan waana Shaqa bilaabayaa”

0
419

Taliyihii Nisa ee Dowladda Soomaaliya u Magacaawday Jubbaland kadibna laga soo celiyey Magalada Kismaayo Cali Mire Ducaale ayaa faah faahin ka bixiyey safarkisii Kismaayo ee sababay in la soo celiyo. Wareysi uu siiyey Warbaahinta Dalsan ayaa waxa uu marka hore ku sheegay in markii uu ka degay Garoonka Diyaaradaha Kismaayo la geeyey xero Ciidan oo […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Taliyihii Kismaayo laga soo celiyey”Jubbaland Kismaayo kaliya ma ahan waana Shaqa bilaabayaa”

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.