Dhageyso:-Tirada Soomaalida ku dhimatay dagaalka Yaman oo la shaaciyay

0
367

Weli waxaa dalka Yaman ka jira xiisadaha dagaal ee u dhaxeeya Ciidamada daacada u ah Dowladda la aqoonsan yahay ee dalkaasi Yaman oo awood ka helaya sibaheysiga uu hoggaamiyo Sacuudiga iyo kooxda Xuutiyiinta. Dagaaladaas oo soo bilaawday Sanadkii 2015k– ayaa waxaa khasaaraha ugu badan ay ka soo gaartay dadka rayidka ah,iyada oo dadka ku dhintay […]




SOURCE: Dhageyso:-Tirada Soomaalida ku dhimatay dagaalka Yaman oo la shaaciyay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.