Dhageyso:-Ururka ONLF oo shaki geliyey Siideynta Qalbi-Dhagax

0
311

Xilli la xaqiijiyey in lasiidaayey Cabdi Kariin Muuse Qalbi Dhagax oo ka mid ah Madaxda ONLF kaas oo Bishii Agaust Sanadkii tegay ee 2017 dowladda Itoobiya lagu wareejiyey ayaa siideyntiisa shaki la geliyey. Afhayeenka Jabhada ONLF oo uu ka tirsan yahay Qalbi-Dhagax Cabduqaadir Hirmooge(Cadaani) ayaa sheegay in weli Qalbi-Dhagax siideyntiisa aysan aheyn mid cad,isla markaana […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Ururka ONLF oo shaki geliyey Siideynta Qalbi-Dhagax

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.