Dhageyso:-Wajiga Labaad ee Shirweynaha Dib u eegista Dastuurka oo Muqdisho ka furmay+Sawirro

0
151

Guddiga Madaxa Bannaan ee Dib-u-eegista Dastuurka iyo Hirgelintiisa ayaa kullan ay ku yeesheen Magaaladda Muqdisho waxay ku daahfureen Wajiga labaad ee dib-u-eegista Dastuurka KMG-ah. Gudoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee dib-u-eegista Dastuurka Maxamed Daahir Afrax ayaa sheegay in guddigoodu u taagan yahay sidii uu ugu shaqeyn lahaa in Soomaaliya hesho Dastuur aan KMG aheyn. “Waxaan u […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Wajiga Labaad ee Shirweynaha Dib u eegista Dastuurka oo Muqdisho ka furmay+Sawirro

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.