Dhageyso:-Waqtiga uu furmayo Kal-fadhiga 4aad ee Baarlamaanka Hir-Shabeelle

0
296

Magalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle waxaa Maanta oo Khamiis ah lagu wadaa in uu ka furmo kal-fadhiga 4aad ee baarlamaanka Maamulkaas,oo fasax ku jiray. Mudo laba Bilood ah ayaa Baarlamaanka Maamulka Hir-Shabeelle uu fasax ku maqnaa,waxana furitaanka Maanta kal-fadhiga 4aad ka qeyb geli doona Madax ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya. Guddoomiyaha Baarlamaanka Hir-Shabelle Cusmaan […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Waqtiga uu furmayo Kal-fadhiga 4aad ee Baarlamaanka Hir-Shabeelle

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.