Dhageyso:-Wararkii u dambeeyey dagaalka degmada Xarardheere ee G/Mudug

0
396

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal culus oo u dhaxeeyey Al-Shabaab iyo dadka deegaanka oo saakay waaberigii ka qarxay tuulooyin hoostaga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug. Dagaalka oo aad u cuslaa ayaa dadka deegaanka waxa ay sheegen in ay ka dambeysay kadib markii Al-Shabaab ay dadka deegaanka weeydiiyeen lacago iyo dhalinyaro ka barbar […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Wararkii u dambeeyey dagaalka degmada Xarardheere ee G/Mudug

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.