Dhageyso:-Warbixin Radio Dalsan ka diyaariyey Maalmaha xurriyada

0
136

Iyada oo Maanta ay ku beegan tahay 26-ka June oo ku aadan markii Gobolada Waqooyi ay ka xuroobeen Gumeystihii Ingiriiska ayaa waxaa Munaasabado lagu xusayey lagu qabtay Muqdisho iyo Gobolada dalka Soomaaliya. Maanta ayaana waxaa bilaawday Maalmaha Todobaadka xuriyada.iyada oo sidoo kale 1-da Luulyo loo dabaag degi doono markii Gobolada Koonfureed ay ka xuroobeen gumeystihii […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Warbixin Radio Dalsan ka diyaariyey Maalmaha xurriyada

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.