Dhageyso:-Wariye Sawir qaade ah oo Galabta lagu diley Muqdisho

0
310

Waxaa gelinkii dambe ee galabta Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir lagu dilay Wariye ka tirsanaa Tv-ga SBS ,iyadoo uu dilka geystay askari ka tirsan Ciidanka dowladda Soomaaliya. Dilka ayaa waxaa la sheegay in uu ka dhacay Suuqa beerta ee ku yaalla degmadaasi,waxaana dilka Wariyaha uu yimid kadib markii muran uu soo kala dhexgalay Wariyaha  iyo […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Wariye Sawir qaade ah oo Galabta lagu diley Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.