Dhageyso:-Wasiir Aadan Aw Xirsi oo ka hadlay dhaawac ka soo gaarey Rabshadihii ka dhacay Garbahaareey

0
488

Magaalada Garbaharey ee gobolka Gedo waxaa ka dhacay dibad-baxyo rabshado wata, oo ay sameeyeen dad la sheegay inay ka cabanayaan maamulka Jubbaland. Dad careysan ayaa beegsaday wasiirka qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah ee maamulka Jubbaland Aadan Aw Xirsi, oo isaga iyo xubno la socda ay magaalada kormeer ku joogaan, waxaana la sheegayaa in dadkaasi ay […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Wasiir Aadan Aw Xirsi oo ka hadlay dhaawac ka soo gaarey Rabshadihii ka dhacay Garbahaareey

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.