Dhageyso:-Wasiir Beyle”Ma jirto lacag Sharcidarro lagu siiyey Xildhibaanada Baarlamaanka”

0
445

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan  Ducaale Beyle,ayaa sheegay in marnaba dhici doonin waligeedna dhicin in sisharcidarro ah lacago ay u bixiso Wasaaradiisa ,isla markaana dad loo siiyey si musuq maasuq ah. Wasiir Beyle,ayaa hadalkaan sheegay xilli uu ka jawaabayey su’aal laga weeydiiyey waxa ka jira in xildhibaanada golaha Shacabka loo qeybiyey lacago  lagu […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Wasiir Beyle”Ma jirto lacag Sharcidarro lagu siiyey Xildhibaanada Baarlamaanka”

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.