Dhageyso:-Wasiir Maryan Aweys” Waxaan ballaarinaynaa Dekadda Muqdisho iyo Dekedaha kale ee Dalka”

0
52

Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka  Badda Maryan Aweys Jaamac ayaa sheegtay in dhawaan horumarin iyo dib u dhis lagu sameyn doono dekada weyn ee Magalada Muqdisho. Shirkadda  Albeyrak  ayaa qalab Cusub ku wareejisay wasaaradda,kaas oo lagu horumarin doono dekada,isla markaana Wasaaradda Maanta lagu wareejiyay. Waxa ay kaga mahad celisay Maamulka Shirkada Albeyrak horumarinta ay ka wadaan […]




SOURCE: Dhageyso:-Wasiir Maryan Aweys” Waxaan ballaarinaynaa Dekadda Muqdisho iyo Dekedaha kale ee Dalka”

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.