|

Dhageyso:-Wasiir Oomaar”Shaqaalaha Ajaanibta ee Xafiiska laga maamulo Hawada Soomaaliya waa la bedelayaa”

Iyada oo Isniintii shalay gebi ahaanba la soo xiray Xafiiskii Maamulka Hawada Soomaaliya ee Magalada Nairobi ee dalka Kenya loona soo wareejiyey Magalada Muqdisho ayaa Xukuumadda Soomaliya waxa ay sheegtay in isbedel dhanka Shaqada ah lagu sameyn doono. Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Maxamed Cabdullaahi Salaad,ayaa sheegay in Shaqaalaha Ajaanibta ah ee xilalka ka […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Wasiir Oomaar”Shaqaalaha Ajaanibta ee Xafiiska laga maamulo Hawada Soomaaliya waa la bedelayaa”

DAAWO WAREYSI IYO JAWAAB UU M. FARMAAJO KA BIXIYEY

Leave a Reply

DAAWO WAREYSIGA MADAXWEYNAHA

Recently Commented

  • Abdulqadir Tallman: Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay aas Qaran oo loo sameysay Saraakiishii lagu dilay nawaaxiga...
  • Abdulqadir Tallman: Yaa qaadanaya lacag ay soo daabaceen Farmaajo iyo qashinka ku hareereysan? Yaa tuugo ku aaminaya...
  • Abdulqadir Tallman: Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay in baaritaan ay ku wadeen xafiiska Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda...
  • Abdulqadir Tallman: Ololaha uu waayadan ku hayay Raiisulwasaare Kheyre baa halkaa la galy ee Farmaajo isaga iyo...
  • Mohamed Ali Hassan: Application